HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta Daladda ay ku midoobeen shirkadaha bixiya Adeega laydhka ee somaliland ayaa si adag uga horyimid komishan sharciyadiisu ay ka hor imaynaya xeerka korontada ee ay baarlamaanku ansixiyay 2018 oo ay sheegeen in madaxwaynuhu oo kaashanaya wasaarad macdanta iyo tamartu uu magacaabayo gudi dhawaan
Gudoomiyaha ururka shirkadaha laydh oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay ka shirkada laydh ahaan aanayn marnaba aqbalay komishankaasi oo uu sheegay in uu ka hor imanayo xeerka laydhka oo isagu jidanaya sida loo magacaabayo komishankan iyo meelaha ay ka kala imanayaan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;