Shirkadaha Laydhka Somaliland Oo Ku Gacan Saydhay Komishan Ay Wasaarada Macdanta Iyo Tamartu Damacsan Tahay In Ay Magacowdo Oo Ka Kor Imanaya Xeerka Korontada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkadaha Laydhka Somaliland Oo Ku Gacan Saydhay Komishan Ay Wasaarada Macdanta Iyo Tamartu Damacsan Tahay In Ay Magacowdo Oo Ka Kor Imanaya Xeerka Korontada.
June 13, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta Daladda ay ku midoobeen shirkadaha bixiya Adeega laydhka ee somaliland ayaa si adag uga horyimid komishan sharciyadiisu ay ka hor imaynaya xeerka korontada ee ay  baarlamaanku ansixiyay 2018 oo ay sheegeen in madaxwaynuhu oo kaashanaya wasaarad macdanta iyo tamartu uu magacaabayo gudi  dhawaan

Gudoomiyaha ururka  shirkadaha laydh oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay ka shirkada laydh ahaan aanayn marnaba aqbalay komishankaasi oo uu sheegay in uu ka hor imanayo xeerka laydhka oo isagu jidanaya sida loo magacaabayo komishankan iyo meelaha ay ka kala imanayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS