HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiinta madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka ayaa madaxwaynaha Somaliland uga digay in uu ka qaybgalo wahadalka somaliya uu kula yeesho dalka jabuti iyagoo ku tilmaamay in uu yahay afduub uu wado raysal wasaaraha itoobiya abiy axmed.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;