WAJAALE NEWS

Raysal-wasaaraha Dalka Itoobiya Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Lagu Soo Dhaweeyay Jabuuti.

JABUUTI(W,N)-Raysal wasaaraha itoobiya abiy axmed iyo wafti uu hogaaminayay oo ka qaybgalaya wada hadalada somaliland iyo somaliya ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada jabuuti.

 

Exit mobile version