HARGAYSA(W,N)-Maxkamada racsaan somaliland ayaa saaka burisay amar hore ee maxkamada gobolku ku riday shacab iyo gaadiidkooda oo lagu soo qab qabtay qaaad kuwaasi oo xukuumadu la wareegtay gaadiidkii halka dadkii lagaga xumay xadhig iyo ganaax
Hadaba maxkamada racfaanka ayaa waxka badal ku samayay goaamadii hore iyadoo dadka gaadiid kale uu lagu soo rgay ganaax gaadiidkiina loo celin doono
Sidoo kale qareenada udoodayay dadkan shacabka ah ayaa ka hadlay go,aanka kasoo baxay maxkmada racfaanka
Halkan Kaga Bogo Warkan Oo Faah Faahsan;