WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Magaalada Burco Kaga Qaybgalay Xuska Sanad Guuradii 60aad Ee Maalinta Somaliland Xornimada Qaadatay

BURCO(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa magaalo madaxda gobolka tog dheer kaga qaybgalay munaasibad loogu dabaal degayay 60aad guuradii kasoo wareegtay maalintii Somaliland xornimada kaqaadatay guumaystihii ingiriiska

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version