WAJAALE NEWS

Daawo;Madaxwayne Siilaanyo Oo Caawa Buuqasho ugu Tagay Saaxiibadiisii Shalay Ee Uu Banaanka Kaga Tagay Oo Qaarkood Xanuun U Jifaan.

Madaxweyne Siilaanyo oo Caawa Booqasho Beer Laxawsi Mudo Kordhineed Ugu Tagay Odayo Uu Mar Kaga Soo Gudbay Doorasho Hore Xili Ay Mudo Gaaban U Hadhay

HARGAYSA(Wajaalenews)Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Marwadiisa Aamina waris ayaa Caawa Waxay guryahooda ku soo booqdeen Saddex Oday oo Xanuunsanaya oo Qaranka JSL magac iyo Taariikhba ku leh oo kala ah:

Madaxwayne siilaanyo oo ay safar gaaban ku wehelisay marwada koowad wasiirada maaliyada Samsam Cabdi Aadan Xildhibaan Cali Mareexaan, Xildhibaan Nacnanc ayaa shan sano kadib xasuustay saaxiibadiisii shalay lafdhabarkii xusbiga kulmiye oo dhamaantood xiligan ujiifa xanuuno haleelay

  1. Maxamed Cabdi Arrabay.
  2. Maxamuud Dhool Dahable.
  3. Maxamed Cabdi Iskeerse.

 

Exit mobile version