WAJAALE NEWS

Maayirka Caasimada Hargaysa Oo Sheegay In La Burburin Doono Dhismayaasha Ku Dhisan Sharci Darada

Hargaysa(WJN):-Maayirka caasimada haragsya cabdiraxmaan (SOLTECO) ayaa fariin u diray shacabwaynaha jamuuriyada somaliland waxan uu bulshada ugu baaqay in cidii lagu leeyahay cashuurta dawlada hoose sida ugu dhaqsaha badan ugu soo xereeyaan xafiiyada cashuuraha dawlada hoose waxa kale ooo uu ka hadlay dhismayaasha sharci darada ah ee caasimada ka dhisan waxa uu sheegay in ay talaabo ka qaadi doonaan.

https://youtu.be/QQEA24hURcI

Exit mobile version