HARGAYSA(W,N)-Labada xubnood ee xisbiyada mucaaridka umatalaya komishanka doorashooyinka somalilad ayaa marlabaad maalinta bari ah la filayaa in la horkeeno xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland
Hadaba suurtogal matahay in golaha wakiiladu ay ansixin doonaan labada xubnood ee kamid noqonaya 7xubnood ee komishanka qaranka Somaliland oo guud ahaan hawl qabadkii gudida komishanka doorashooyinku uxaniban tahay
HALKAN KAGA BOGO FALAQAYNTA WAXA LAGA FILAN KARO IN GOLAHA WAKIILADU ANSIXIYEEN LABADAN XUBNOOD IYO INKALE;