WAJAALE NEWS

Dawlada Sweden Oo Somaliya Ka Dalbatay In Ay Ka Kaxaysato Dadka Somalida Ah Ee Sharciga Loo Diiday.

SWEDEN(W,N)-Dawlada Sweden ayaa dalka somaliya iyo dalalka ee ay kasoo jeedaan dadka sharciga loo diiday ee ku sugan dalkeedu ay ka kaxaystaan iyagoo sheegay in dalkoodu la Ciir ciirayo dadka soo galootiga ee sharciga loo diiday.

Wasiirka cadaalada ee dalka sweden ayaa sheegay in dalka somaliya oo aanu dalkooda ufadhiyay safiir ay aka dalbanayaan in ay ka kaxaystaan dadka somalida ee sharciyada loo diiday oo ay ku hayaan kaamamka xaqoontiga

Halkan Kaga Bogo Warkan Oo Faah Faahsan;

https://youtu.be/uR5NxgYgM6s

 

Exit mobile version