HARGAYSA(W,N)-Dawlada dalka Sweden ayaa la sheegay in ay gabi ahaanba joojisay laba mashruuc oo maalgalintooda ay ka waday Somaliland iyo somaliya islamarkaana ay ku bixin jiray lacag malaayiin dollar.
Hadaba aqoonyahan ku nool dalka Sweden ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimada ay somalida u lahaayeen mashaaricdani iyo sobobta xiligan ay ujoojisay dalka Sweden
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;