WAJAALE NEWS

Maayarka Gabiley Oo Kulan La Qaatay 43 Arday Oo Ay Ka Bixiyaan Jamacada Tima-Cade

Gabiley (W,N):- Maayarka Gobolka Gabiley Maxamed Aamiin Cumar iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka Gabiley ayaa waxa ay kulan balaadhan la qaateen 43 Arday oo waxkabarta Jaamacada Timacade islamarkaana ay Dawlada Hoose ee Gabiley ka bixiso Lacagta. Jaamacada Timacade

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version