MUQDISHO(W,N)-Safiirka Somaliya Ufadhiya dalka itoobiya ambasador camey ayaa shaaciyay in dawlada somaliya taageersan tahay i dalka itoobiya hirgaliyo dhismaha biyo xidheen abaay oo dalka masar xoog uga soo horjeestay wakhtiga laga cabsi qabo in dagaal labada dal udhexeeyay ka qarxo
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;