HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan Mustafe Cabdiraxmaan Habane oo kamid dhalinyarada badi falanqeeyay miisaaniyada qaranka iyo sida ay haayadaha dawladu u isticmaalaan ayaa fagaare uu wasiirka maaliyadu ku sugnaa waydiiyay su,aal muhiim ah oo la xidhiidha odoraska miisaaniyada iyo lacago qasnada Dawlada ka baxay!
Wasiir sacad cali shire ayaa waydiinta kaga jawaabay ma. Ogi
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/6Qk5chSmtQA