WAJAALE NEWS

DAAWO;-Warbixin Xiiso Leh Oo Laga Diyaariyay Banka Wajaale Iyo Dadka Ugu Dalxiisaan Xiliyada Ay Raxmaadka Eebe Ka Curtaan.

TOG WAJAALE(W,N)-Banka wajaale ee gobolka gabiley ayaa kamid ah meelaha ugu bilicsan xiliyada ay sida fiican uga da,aan roobabka guga.

Sidoo kale banka wajaale ayaa waxaa maalin walba udalxiisa boqolaal kamid ah dhalinyrada reer somaliland xiliyada ay ku jiraan farxada meherada, aroosyada iyo dalxiisyada gaar ka ah.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARBIXIN LAGA DIYAARIYAY;

https://youtu.be/tJ1No-wrwgk

Exit mobile version