WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal Oo Xaliyay Shaqaaqo Ka Taagnayd Dhul Dan Guud Ah Oo Ku Yaala Magaalada Wajaale.

TOG WAJAALE(W,N)-Dhawaan ayay ahayd marii qaarkamid bulshada ku dhaqan xaafadaha magaalada wajaale  ay ka hor yimaadeen goob xukuumada iyo maamulka degmadu doonayeen in laga dhiso kawaanka gawraca xoolaha.

Hadaba arintaasi oo sobobay dhawac laba askari ayaa waxaa maanta soo afjaray madaxdhaqameedka gobola awdal ka socda oo arinta xalkeeda reer ahaan usoo galey kuna guulaystay in ay fuliyaan rabitaankii shacabka

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version