CEERGAABO(W,N) Wasaarada Hawlaha Guud iyo golaha deegaanka degmada ceergaabo ayaa waxaa ka dhex qarxay khilaaf culus kadib markii golaha deeganka ceerigaabo ay ansixiyeen xeer ay sheegeen in ay ku maamulayan dhulka
Iskuduwaha wasaarada hawlaha guud ee gobolka sanaag ayaa si adag uga soo horjeestay xeerkan ay ansixiyeen golaha deegaanku isaga oo sheegay in xeerka ay ansixiyeen sharci daro yahay
DAAWO; MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAHSAN;