HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha xarunta agoomaha ee magaalada hargaysa marwo caasho qaalib ayaa ka hadashay xqiiqada fal kufsi oo gabadh yar oo xarunta ku jirta loo gaystay.
Sidoo kale agaasimaha xarunta ayaa sheegay in falkaasi aanu ka dhicin gudaha xarunta islamarkaana ay gacanta ku hayaan cidii ku kacday
Dhanka kale agaasimaha xarunta agoomaha ayaa iska difaacday eedo uga yimid xisbiga wadani iyo haayadaha xuquuqal iinsaanka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;