HARGAYSA(W,N)-Maxkamada racfaanka ayaa xukuno dheer ku riday qaarkamid ah dhalinyaro loo haystay kufsi loo gaystay cawo xariir ooo kamid ah ahayd caruurta ku jira xarunta agoomaha islamarkaana eedaysanayaashan ay kamid yihiin dhalinyarada ku jirta xarunta agoomaha.
Sidoo kale gudoomiyaha maxkamada racfaanka ayaa faah faahin ka bixiyay xukunkan ay ku rideen iyo waxyaabaha ay ucuskadeen.
Dhanka kale dhalinyaradan loo xukumay kiiska cawo xariir ayaa qaarkood aanay qaan gaadhi islamarkaana xaqiiqada sida wax udhaceen laga maran bahaabiyay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;