WAJAALE NEWS

DAAWO;-Kala Duwanaanshaha Hadaladii Madaxwayne Biixi Iyo Farmaajo Ay Ka Yidhaahdeen Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Jabuuti.

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha somaliland iyo madaxwaynaha maamulka muqdisho oo labaduba ka hadlay munaasibad 26juuun oo lagu kala qabtay hargaysa iyo muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qodobadii kasoo baxay shirkii jabuuti ee somaliland iyo somaliya

Sidoo kale farmaajo ayaa sheegay in madaxwayne biixi ogaaday in aanay somaliland socon karayn halka ayna soomaliyaka socon karayn somaliland la,aanteed

Dhanka kale biixi ayaa tafaasiil ka bixiyay qodobada kasoo baxay shirkii jabuuti gaar ahaan qodobka ishdexgalka oo bulshada somaliland siwayn uga cadhoodeen.’

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA LABADA MADAXWAYNE;

 

Exit mobile version