WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gobolka Gabiley Iyo Sidii Looga Xusay Sanad Guurada Maalinta Xornimada Somaliland Ka Qaadatay Ingiriiska.

GABILEY(W,N)-Magaalo madaxda gobolka gabiley ayaa habeenkii xalay lagu qabtay munaasibad balaadhan oo laagu dabaaldegaya maalintii Somaliland qornimad ka qaadatay guumaystihii ingiriiska 26/1960 oo ku beegan 60 guuradii kasoo wareegtay.

Munaasibada ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ka socday xukuumada Somaliland maamulka gobolka ka iyo ka degmada gabiley oo iyagu lahaa agaasinta xafladan;

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version