WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Jiif Caaqil Aw Yuusuf Magan.

GABILEY(W,N)-Alle Ha,unaxristee waxaa maanta aas qaran magaalada gabiley loogu sameeyay jiif caaqil aw yuusuf magan oo habeenkii xalay ku geeriyooday magaalada gabiley.

Marxuumka ayaa mudo dheer kamid ahaa bahda dhaqanka ee gobolka gabiley.

Waxaana aaska marxuunka ka qaybgalay Taliyaha ciidanka qaranka jsl G/s Nuux Taani,Maamulka dawlada hoose ee gabiley, madaxdhaqameed, maamulka gobolka gabiley iyo guud ahaan shacabka reer gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKA;

Exit mobile version