WAJAALE NEWS

“Gabiley Maanta Waalays Kugu Yimid Noqona Mayso, Magaalo Qabyaalad Ku Codaysa Ee….”Wadani.

GABILEY(W,N)-Xogahaya guud ee xisbiga wadani oo maanta ka hadlay isku soo baxa taageerayaasha xisbiga wadani ee magaalada gabiley ayaa sheegay in maanta layskugu yimid gabiley taasi oo aan noqon doonin  mid qabyaalad ku codaysa balse ku codayn doonta cida dalka horumar gaadhsiinaysa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version