WAJAALE NEWS

Ciidamada Liyuu Booliska DDSI Oo Ganacsade Reer Somaliland Ka Qafaashay Magaalada Wajaale Iyo Eheladiisa Oo Ka Hadlay.

TOG WAJAALE(W,N)-Mulkiilaha huteelka garoon ee magaalada wajaale qaybta somaliland ayaa ciidamada liyuu boolisku sedex cisho ka hor ka qafaasheen qarka itoobiya magaalada wajaale’.

Ehelada ganacsadaha ay ciidanka liyuu boolisku afduubteen ayaa ka hadlay iyagoo fariin culus udiray madaxwyanaha dawlad deegaanka somalida itoobiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version