WAJAALE NEWS

Xukuumad Somaliland Oo Sheegay In 19 Qof Ee Laga Helay Coronavirus, Lix Ka Kamid Ahi Ay Ka Yimaadeen Dalka Jabuuti.

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada Caafimaadka somaliland ayaa warbixinteedii maalin la ahayd ku shaacisay 19 qof oo cusub oo laga helay xanuunka coronavirus, halka ay laba qofna ugeeriyoodeen xanuunkaasi.

Sidoo kale wasaarada caafimaadk ayaa sheegay in 6qof oo kamid ah dadka laga helay xanuunka covid19 ay kamid ayaa dadkii dhawaan laga soo celiyay dalka jabuuti oo iyagu ku kaaraantinimaysan goobo gaar oo loo cayimay in xaalada caafimaad lagu hubiyo mudo 14cisho ah

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version