BURCO(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi oo ka hadlay munaasibad qalin jabin arday ah oo uu ka qaybgalay ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka burco iyo hargaysa sida ay ukala horumareen iyo aragtida kulmiyaha danbe ee xiligan.