WAJAALE NEWS

“Diyaarada Ethopian Ee Timaada Hargaysa Masido Rakaab Ee Waxay Keentaa Xamuul”Safiirka Somaliland ee dalka Itoobiya .

HARGAYSA(W,N)Safiirka somaliland ufadhiya dalka itoobiya ayaa ka hadlay waxyaabaha ay dalka keento diyaarada itoobiyaan airlines

Sidoo kale safiirka ayaa ka hadlay ardaydii laga soo daad gureeyay dalka itoobiya ee somailand udhashay

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version