BOORAMA(W,N)- Xildhibaan Good oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doorto gobolka awdal ayaa ka dayriyay xaalada caafimaad ee magaalada boorama oo uu sheegay in ay tahay gobolka ugu dhimasha badan xanuunka coronavirus bulshada ku dhaqan
Sidoo kale xildhibaan Good ayaa dhaliilo culus ujeediyay maamulka gobolka awdal.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;