WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Xog Ururin Lagu Soo Bandhigay Xaalada Gobolada Jsl Ee Coronavirus.

HARGAYSA(W,N0- Xafiiska xoghayaha guud Ee gudida ka Hortaga Xanuunka coronavirus Eng Xuseen Dayr ayaa soo bandhigay xog ururin ay kasameeyee xaalada gobolada dalka ee la xidhiidhka coronavirus.

Waxaana ka qaybgalay munaasibadan madaxwayne kuxigeenka somaliland ahna gudoomiyaha gudidan

 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version