Hargeysa(W,N)-Shir Guddoonka Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta ku dhawaaqay laba guddi oo xildhibaano ah oo ay u kala dirayaan gobolada galbeedka iyo bariga Somaliland,waxaana ay faahfaahin ka bixin doonaan shaqada ay qaban doonaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka