WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madax-dhaqameedka Xaafada Daami Oo Soo Dhaweeyay Magacaabista Gudoomiyaha Waxbarashada G. Maroodi Jeex.

HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka xaafada daami ee magaalada hargaysa ayaa soo dhaweeyay magacaabista gudoomiyaha gobolka maroodi jeex

Sidoo kale madaxdhaqameedka ayaa wasiirka waxbarashada ku booriyay magacaabistaasi uu sameeyay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Beesha Ma dhibaan oo soo dhaweeyey xilka loo magacabay Gudomiyaha waxbarasha Maroodijeex

 

Exit mobile version