HARGAYSA(W,N)- Fanaanada caanka ah ee Shamis Cali Faarax “Shamis qarda jeex” oo kamid ah xubnihii usoo halgamay gobonimada dalka jabuuti iyo dib uxorayntii jamhuuriyada Somaliland ayaa bogaadisay safarkii madaxwaynaha Somaliland ku tagay dalka Kenya iyo guulaha ay gaadhay Somaliland
Sidoo kale fanaanad halgamaa shamis ayaa karbaashtay cadowga Somaliland iyo xubnaha Somaliland uu madaxwayne farmaajo ugu urursaday villa somaliya
Dhanka kale fanaanad shamis ayaa taageertay isku soo baxyada lagu diidan yahay farmaajo ee ka dhacay magaalada muqdisho iyadoo beelaha iska leh gobolka Banaadir ee beesha hawiye ugu baaqay in ay kacaan oo talada ka tuuraan farmaajo iyo kooxda uu urursaday ee shacabkooda dhiigooda xalaashaday
HALKAN KAGA BOGO FANAANAD SHAMIS OO ARIMAHAASI KA HADLAYSA;