WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Shacabka Udiray Fariin La Xidhiidha Dabaaldega Xuska Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may.

GABILEY(W,N)- Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa ka hadlay xuska maalinta qaranimada Somaliland oo ku beegan 18may iyo qaabka ay shacabku uxusayaan Coronavirus awgii.

Sidoo kale maayarka magalaada gabiley  ayaa hambalyo udiray guud ahaan  shacabka Somaliland gaar ahaan  gobolka gabiley munaasibada debaaldega xuska 29aad ee madaxbanaanida Somaliland.

Dhanka kale magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley ayaa laga dareemayaa udiyaar garowga xuska maalinta qarannimda somaliland ee 18may iyadoo wadooyinka magaalada lagu taxay calanka jamhuuriyada somaliland .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version