WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Deeq Agabka Ka Hortaga Covid19 Gaadhsiiyay Degmada Allaybaday.

ALLAYBADAY(W,N)-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley ayaa deeq Agabka Caafimaadka Oo ka hortaga xanuunka coronavirus gaadhsiiyay degmada Allaybaday ee gobolka gabiley.

Maayarka kuxigeenka dawlada hoose ee gabiley Cabdi  Goole Oo isagu Horkacayay masuuliyiinta agabkan gaadhsiiyay degmada allaybaday ayaa ka hadlay ujeedada deeqdan ay dawlada hoose ee gabiley ugu talo gashay dadka ku dhaqan  deegaanka allaybaday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version