WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Wasiirka Maaliyada Itoobiya Iyo Xogo Dheeraada Oo Uu Ka Bixiyay Dagaalka Tigreyga Iyo Sobobta Abiye Udiidan Yahay Dhexdhexaadinta.

ADIS ABABA(W,N)-Wasiirka Maaliyada Dawlada fadaraalka itoobiya Axmed Shide oo warayso dhinacyo badan taabanaya siiyay France 24tv Ayaa ka hadlay dagaalka udhexeeya dawlada iyo ismaamulka tigrayga sobobta raysalwasaraha itoobiya abiye udiidan yahay dhexdhexaadin laga galo sidii loo joojin lahaa dagaalkaasi oo ay beesha caalamka iyo midowga Africa ka dalbadeen

Sidoo kale wasiir axmed shide ayaa sheegay in dawladu aanay duulaan ku ahayn shacabka balse ay la dagaalamayaan koox is urursatay oo ka baxay shuruucdii dal itoobiya una baahin lagu soo dabaalo .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

Exit mobile version