HARGAYSA(W.N)Gudida ka hortaga xanuunka coronavirus ee heer qaran oo uu gudoomiye uyahay madaxwayne kuxigeenka jsl ayaa faah faahin ka bixiyay dhaqaalaha iyo agabka cafimaad ee soo gaadhay gudida mudadii ay shaqaynaysay.
Sidoo kale gudida ayaa soo bandhigay sida au qorsheeyeen iyo dhaqaalihii soo gaadhay iyo agabka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;