WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum/Muj Xasan Guure.

HARGAYSA(W,N)-Waxaa galabta aas qaran magaalada hargaysa loogu sameeyay Gaar ahaan xabaalaha haleeya Marxuum muj Xasan Guure Jaamac oo kamid ahaa saraakiishii ururkii snm qayb laxaadle na kasoo qaatay dib udhigiskii dalka iyo toosinta qaranka ee ilaa wakhtigan

Aas muj xasan guure ayaa waxaa kasoo qaybgalay halgamayaashii ururkii snm culimo awdiin, iyo badi hal doorka caasimada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version