DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum/Muj Xasan Guure. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum/Muj Xasan Guure.
May 16, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Waxaa galabta aas qaran magaalada hargaysa loogu sameeyay Gaar ahaan xabaalaha haleeya Marxuum muj Xasan Guure Jaamac oo kamid ahaa saraakiishii ururkii snm qayb laxaadle na kasoo qaatay dib udhigiskii dalka iyo toosinta qaranka ee ilaa wakhtigan

Aas muj xasan guure ayaa waxaa kasoo qaybgalay halgamayaashii ururkii snm culimo awdiin, iyo badi hal doorka caasimada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS