WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Shaacisay Tirada Dadka Laga Helay Cudurka Covid 19 + Dad Hore Looga Helay Oo Ka Bogsaday, Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay.

HARGAYSA(W,N)Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa ka hadashay xaaladihii ugu danbeeyay ee xanuunka coronavirus

Sidoo ale agaasimaha guud ee wasarada caafimaadka ayaa shaaciya hal qof oo cusub oo laga helay Somaliland xanuunka coronavirus iyo halka qof ooh ore looga helay oo ka bogsaday iyo tirade guud ee laga baadhay xanuunka iyo kuwa dhiigyadooda loo diray baadhi taan caalamiya

HALKAN KAGA BOGO WARNA OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version