WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Mudada Ay Joojisay In Uu Dalka Soo Galo Jaadku Iyo Amaro Ay Dul Dhigtay Cida Lagu Qabto Ka Ganacsigiisa.

HARGAYSA(W,N)-Gdoomiyaha gudida ka hortaga xanuunka coronavirus ee heer qaran ahna madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici shaaciyay in xukuumada jsl joojisay ka ganacsiga qaadka iyo in uu dalka soo galo mudo 25cisho ah

Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka Somaliland ayaa sheegay in cidii lagu qabto jaad lagala wareegi doono gaadhiga sida iyo qaadkaba

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version