WAJAALE NEWS

Xisbiga Wadani Oo Markale Ka Hadlay Dhulka Buurta Kala Jeexan Ee Ay Isku Haystaan Qoysas Danyar Ah Iyo Madaxwayne Biixi.

HARGAYSA(W,N)-Masuul katirsan xisbiga wadani ayaa siadag uga hadlay muran dhuleed ee udhexeeyay madaxwaynaha somaliland iyo qoysaska danyarta ah ee degan buurta kala jeexan isagoo ugu baaqay in uu sidii axmed siilaanyo yeelo kana waantoobo oohinta maatada iyo hooyooyinka maalinwalba warbaahinta cabashada la taagan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version