HARGAYSA(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa la sheegay in ay ruqsadii ogolaansho kala noqotay shirkadaha diyaaradaha ee fly dubai air aribya kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay qaateen go,aamadii maamulka muqdisho kasoo baxay ee lagu joojiyay imaatinka diyaaradaha ee madaarka caasimada somaliland;
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://youtu.be/MgZeNgAAmNA