WAJAALE NEWS

Saldhiga Ciidamada Mareykanku Ku Leeyihiin Jabuuti Oo La Geliyay Xaalad Caafimaad Oo Deg Deg Ah.

JABUUTI(W,N)-Saldhiga ciidamada maraykanku ku leeyihiin dalka jabuuti ayaa la galiyay xaalad caafimaad oo deg deg ah si looga hortaga xanuunka coronavirus ee dunida sib a,an ugu faafaya.

Taliyaha ciidanka maraykanka ee ka hawlgala geeska Africa ayaa ka hadlay sobobta ay xaalada caafimaad ee deg deg ugaliyeen saldhigooda dalka jabuuti

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/RHWIPto85Mw

Exit mobile version