WAJAALE NEWS

Muqdisho Oo Laga Helay Qof Soomali Ah Oo Qaba Xanuunka Coronavirus.

MUQDISHO(W,N)- Dawlada somaliya ayaa shaacisay in kiis cusub oo xanuunka coronavirus ah laga helay magaalada muqdisho kaasi ah qof Somali ah

Wasaarafa caafimaadka somaliya ayaa shaacisay in la helay kiiskan cusub ee qofka qaba coronavirus.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version