WAJAALE NEWS

DAAWO;-Sheekh Axmed Iid Oo Bulshada Ku Booriyay In Ay Soomaan Maalinta 9aad Iyo 10aad Ee Bishan.

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Axmed Iid oo kamid ah culimada magaalada hargaysa ayaa khudbadii maanta ee salaada jimce kaga hadlay fadliga ku jira soonka maalmaha 9aad iyo 10aad ee bisha cashuura,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SHEEKHA;

 

Exit mobile version