TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka degmada tog wajaale mursal nuux cismaan oo ku hadlaya afka maamulka wajaale ka shacabka ayaa dhambaal tacsi ah diray qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday marxuum xildhibaan cibaado maax oo ku geeriyootay dalka ingiriiska
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;