WAJAALE NEWS

Diyaaradaha Dagaalka Ee Dalka Itoobiya Oo Duqaymo Ka Fuliyay Gudaha Soomaaliya.

MUQDISHO(W,N)-Diyaaradaha dagaalka ee dalka itoobiya ayaa duqaymo ka fuliyay gudaha deegaano kamid ah somaliya.

Ciidamada itoobiya ayaa sheegay in ay duqaymahan ku dileen saraakil ururk alshabaab ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version