HArgeisa(Wajaalenews)Kulan labaddii maalmood ee u dambeeyay ka dhacay Xarunta Madaxtooyadda Somaliland oo lagaga hadlayay muraka Diwaangelinta Madaniga ayaa waxa maanta ay Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyadda Mucaaridku ay sheegeen in xal laga gaadhay Murankii ka taagnaa Diwaan-gelinta Madaniga.
Wajaalenews.net
HArgeisa/Office
C/raxmaan carab