WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuumad Xil,Cibaado Maax Cilmi.

GABILEY(W,N)- Maamulka gobolka gabiley iyo guud ahaan xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley ayaa dhamabaal tacsi ah udiray qoyskii iyo qaraabadii, shacabka gobolka iyo golaha deegaanka ay ka baxdy marxuumad xildhibaan cibaado maax oo ku geeriyootay dalka ingiriiska oo ay mudo ku xanuunsanaysay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA TACSIDA’;

Exit mobile version