HARGAYSA(W,N)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta sare ee jsl oo ay weheliyaan masuuliyiinta katirsan wasaaradu ayaa shaaciyay in ay mudo kale ku dareen fasaxii dugsiyada waxbarasho ee dalka mudadaasi oo afar week oo kale
Wasiirka waxbarashada ayaa sheegay in arinta ay keentay iyagoo fulinaya amarka gudida ka hortaga coronavirus.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;